Accueil > Africa > Somalia > Puntland Post
Articles
-
Taliyaha Booliska Puntland oo qaabilay madax ka socotay UNSOM iyo SWeden
23 octobre, par News OfficeTaliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay dowladda Sweden iyo… Sii akhri The post Taliyaha Booliska Puntland oo qaabilay madax ka socotay UNSOM iyo SWeden appeared first on Puntland Post. -
29 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay oo lagu dilay Marinka Gaza
23 octobre, par News OfficeHay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in 29 ka mida shaqaaleheeda, lagu dilay Gaza, tan iyo markii… Sii akhri The post 29 kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay oo lagu dilay Marinka Gaza appeared first on Puntland Post. -
Maxkamadda Ciidamada Jubaland oo xukun dil ah ridday
23 octobre, par News OfficeMaxkamadda ciidamadaJubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku xukuntay nin lagu helay in uu hore dil uga geystay magaalada… Sii akhri The post Maxkamadda Ciidamada Jubaland oo xukun dil ah ridday appeared first on Puntland Post. -
Ciidamada Israa’iil oo ku fashilmay in ay soo furtaan maxaabiis Xamaas haysato
23 octobre, par News OfficeAskari Israa’iili ah ayaa lagu dilay Qasa, kuwa kale na waa lagu dhaawacay xilli ay iskudayayeen inay soo furtaan dadka… Sii akhri The post Ciidamada Israa’iil oo ku fashilmay in ay soo furtaan maxaabiis Xamaas haysato appeared first on Puntland Post. -
Boqor Burhaan boqor Muuse oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoowe
22 octobre, par News OfficeBoqor Burhaan boqor Muuse oo ka soo kicitimay magaalada Qardho ayaa maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe. Boqorka waxaa… Sii akhri The post Boqor Burhaan boqor Muuse oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoowe appeared first on Puntland Post.