Accueil > Africa > Somalia > Puntland Post
Articles
-
QM oo sheegtay in qaar kamid ah shaqaaleheeda lagu dilay aagga Rafax
14 mai, par News OfficeQaramada Midoobay ayaa sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay, mid kalena lagu dhaawacay xili ay ku sii socdeen… Sii akhri The post QM oo sheegtay in qaar kamid ah shaqaaleheeda lagu dilay aagga Rafax appeared first on Puntland Post. -
Shirka madasha wadatashiga qaran oo ka furmaya Muqdisho iyo Puntland oo ka maqan
14 mai, par News OfficeMagaalada Muqdisho ayaa la filaayaa in uu maanta ka furmo shirka golaha wadatashiga qaran oo ka kooban dawlada federaalka, madaxda… Sii akhri The post Shirka madasha wadatashiga qaran oo ka furmaya Muqdisho iyo Puntland oo ka maqan appeared first on Puntland Post. -
Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa
13 mai, par News OfficeCiidanka PMPF oo howlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa,… Sii akhri The post Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa appeared first on Puntland Post. -
Puntland oo siidaysay ajaanib iska soo dhiibay Daacish
13 mai, par News OfficeMaxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta xorriyadoodii u celisey 6 eedaysane oo ajaanib ah, kuwaas oo… Sii akhri The post Puntland oo siidaysay ajaanib iska soo dhiibay Daacish appeared first on Puntland Post. -
Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo Garoowe kula kulmay madaxda Puntland
13 mai, par News OfficeMadaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa qasrig madaxtooyada ku qaabilay safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Joachim Waern. Kulanka… Sii akhri The post Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo Garoowe kula kulmay madaxda Puntland appeared first on Puntland Post.