Accueil > Africa > Somalia > Puntland Post
Articles
-
Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay dowladda Soomaaliya
30 mai, par News OfficeUgu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA. Magacyada… Sii akhri The post Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay dowladda Soomaaliya appeared first on Puntland Post. -
Xaafad ka mid ah Garoowe oo biyaha laga jarayo muddo 2 bilood ah
29 mai, par News OfficeXaafadda Hodon ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa guud ahaan biyaha laga jari doonaa muddo laba bilood ah. Waxaa… Sii akhri The post Xaafad ka mid ah Garoowe oo biyaha laga jarayo muddo 2 bilood ah appeared first on Puntland Post. -
Dawladda federaalka oo ka digtay mawjado iyo dabaylo ka jira badweynta Hindiya
29 mai, par News OfficeWasaaradda dekadaha iyo gadiidka badda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu billowday xilliga bad-xiranka, waxayna kalluumeysatada iyo maraakiibta uga… Sii akhri The post Dawladda federaalka oo ka digtay mawjado iyo dabaylo ka jira badweynta Hindiya appeared first on Puntland Post. -
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir sanadeedka hoggaamiyayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta Afrika
29 mai, par News OfficeMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta… Sii akhri The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir sanadeedka hoggaamiyayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga (...) -
Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo ku dhuftay markab ganacsi oo laga leeyahay Giriigga
29 mai, par News OfficeKooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa 5 gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku garaacay markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Giriiga, saddex… Sii akhri The post Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo ku dhuftay markab ganacsi oo laga leeyahay Giriigga appeared first on Puntland Post.