Accueil > Africa > Somalia > Puntland Post
Articles
-
deg deg : dawladda Iran oo xaqiisisay geerida madaxweynihii Iran Ebrahim Raisi.
20 mai, par News OfficeDawladda Iran ayaa si rasmi ah u sheegtay inuu geeriyooday Madaxweyne Ebrahim Raisi iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Hossein Amir-Abdollahian oo… Sii akhri The post deg deg: dawladda Iran oo xaqiisisay geerida madaxweynihii Iran Ebrahim Raisi. appeared first on Puntland Post. -
Madaxweynaha Iran oo aan nolol iyo geeri lagu hayn
19 mai, par News OfficeMadaxweynaha Iran Irahim Raisi ayaa nolol iyo geeri lagu la yahay kaddib markii ay dhacday diyaarad uu la socday oo… Sii akhri The post Madaxweynaha Iran oo aan nolol iyo geeri lagu hayn appeared first on Puntland Post. -
Diyaarad uu saarnaa madaxweynaha Iran oo burburtay
19 mai, par News OfficeWarbixinnadii u horreeyay ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo uu la socday madaxweynaha Iran, Ebrahim Raisi inay… Sii akhri The post Diyaarad uu saarnaa madaxweynaha Iran oo burburtay appeared first on Puntland Post. -
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo ka digay qodobada ka soo baxay shirka golaha wadatashiga
19 mai, par News OfficeMadaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray qodobadii ka soo baxay shirka golaha wadatashiga. Hoos… Sii akhri The post Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo ka digay qodobada ka soo baxay shirka golaha wadatashiga appeared first on (...) -
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo shil gaari ku geeriyooday iyo mid ku dhaawacmay
19 mai, par DeskXildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka… Sii akhri The post Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo shil gaari ku geeriyooday iyo mid ku dhaawacmay appeared first on Puntland Post.