Accueil > Africa > Somalia > Horseed Media
Articles
-
Tunisia oo sheegtay in la la’yahay 23 qof oo tahriibayaal ah oo kusii jeeday dalka Talyaaniga
18 mai, par Ali. YIlaa 23 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay kadib markii ay doon ka raaceen Tunisia kuna sii jeedeen dalka… The post Tunisia oo sheegtay in la la’yahay 23 qof oo tahriibayaal ah oo kusii jeeday dalka Talyaaniga appeared first on Horseed Media. -
Madaxweyne Deni oo daahfuray shirka jiheynta xukuumada Puntland
18 mai, par Ali. YMadaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Shirka Jiheynta Xukuumadda… The post Madaxweyne Deni oo daahfuray shirka jiheynta xukuumada Puntland appeared first on Horseed Media. -
Muuse Biixi oo difaacay heshiiskii is-afgarad ee Somaliland iyo Itoobiya
18 mai, par Ali. YMadaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu ka jeediyey xuska munaasabadda 18-ka May ka sheegay in heer gebo gebo… The post Muuse Biixi oo difaacay heshiiskii is-afgarad ee Somaliland iyo Itoobiya appeared first on Horseed Media. -
Akhriso : War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
17 mai, par Ali. YWAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh… The post Akhriso: War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran appeared first on Horseed Media. -
Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in Ciidamo Caalami ah oo nabad-illaalin oo loo diro Marinka Gaza
16 mai, par Abdirisaq ShinoShirka dalalka Carabta ayaa oo khamiis ah ka dhacay magaalada Manama ee dalka Baxreyn, xili dagaalka Gaza uu socdo muddo… The post Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in Ciidamo Caalami ah oo nabad-illaalin oo loo diro Marinka Gaza appeared first on Horseed Media.