Accueil > Africa > Somalia > Horseed Media
Articles
-
Daadadka Afghanistan ayaa dilay ugu yaraan 153, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Taliban
11 mai, par DholayareTirada rasmiga ah ee ku dhimatay daadad xooggan oo ku dhuftay waqooyiga Afgaanistaan ayaa gaartay 153 qof oo ku kala… The post Daadadka Afghanistan ayaa dilay ugu yaraan 153, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Taliban appeared first on Horseed Media. -
Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo la kulmay Ergeyga Maraykanka ee Geeska Afrika
11 mai, par DholayareRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska… The post Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo la kulmay Ergeyga Maraykanka ee Geeska Afrika appeared first on Horseed Media. -
Shirka Maalgashiga Qurbajoogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho
11 mai, par DholayareShirka Maalgashiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Muqdisho,shirkan ayaa waxa looga hadlayaa doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee maalgashiga dalka.… The post Shirka Maalgashiga Qurbajoogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho appeared first on Horseed Media. -
Golaha loo dhan yahay ee UN-ta oo taageeray aqoonsiga Falastiin
10 mai, par Khalid YussufGolaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay Jimcihii qaraar ay soo gudbiyeen dalalka Carabta… The post Golaha loo dhan yahay ee UN-ta oo taageeray aqoonsiga Falastiin appeared first on Horseed Media. -
Spain, Ireland iyo Slovenia oo qorsheynaya inay aqoonsadaan Falastiin 21-ka May
10 mai, par Hanad AskarMadaxa siyaasadda arrimaha dibedda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in Spain, Ireland, iyo Slovenia ay qorsheynayaan inay aqoonsadaan… The post Spain, Ireland iyo Slovenia oo qorsheynaya inay aqoonsadaan Falastiin 21-ka May appeared first on Horseed Media.