Accueil > Africa > Somalia > Horseed Media
Articles
-
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa
14 mai, par Ali. YCutubyada sida gaar ka ah u tababaran ee Ciidamada badda Puntland oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso… The post Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa appeared first on Horseed Media. -
Dowladda Soomaaliya oo ka digaysa fatahaado ka dhasha roobabka
13 mai, par Ali. YWasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay roobabka ka da’ayo Dalka, xili laga digayo inay fatahaado… The post Dowladda Soomaaliya oo ka digaysa fatahaado ka dhasha roobabka appeared first on Horseed Media. -
Madaxweyne Qoor-qoor oo galabta gaaray caasimadda Muqdisho
13 mai, par DholayareMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray caasimadda Muqdisho, halkaas oo uu kaga… The post Madaxweyne Qoor-qoor oo galabta gaaray caasimadda Muqdisho appeared first on Horseed Media. -
Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo lagu caleemasaaray degmada Halgan ee gobolka Hiiraan
13 mai, par DholayareWaxaa maanta deegaanka Daaro-Ugaas oo hoos taga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa lagu caleemasaaray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas… The post Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo lagu caleemasaaray degmada Halgan ee gobolka Hiiraan appeared first on Horseed Media. -
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga
13 mai, par DholayareGuddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Sacuudi Carabiya… The post Guddoomiye Cabdi Xaashi oo qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga appeared first on Horseed Media.