Accueil > Africa > Somalia > Horseed Media
Articles
-
Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay
12 mai, par DholayareMadaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirrada… The post Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay appeared first on Horseed Media. -
Shirka Istaratijiyadda Cadaaladda Soomaaliya oo ka socda caasimadda Muqdisho
12 mai, par DholayareShirka diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintii labaad, kaas oo hal-ku-dhig… The post Shirka Istaratijiyadda Cadaaladda Soomaaliya oo ka socda caasimadda Muqdisho appeared first on Horseed Media. -
Israa’iil oo ku amartay Falastiiniyiinta inay ka baxaan goobo badan oo kamid ah magaalada Rafah
11 mai, par Abdirisaq ShinoIsraa’iil ayaa maanta oo Sabti ah ugu baaqday Falastiiniyiinta ku sugan deegaanno badan oo ka tirsan magaalada Rafah ee koonfurta… The post Israa’iil oo ku amartay Falastiiniyiinta inay ka baxaan goobo badan oo kamid ah magaalada Rafah appeared first on Horseed Media. -
Xamaas oo soo deysay muuqaal cusub ee mid kamid ah Israa’iiliyiinta ay qafaasheen
11 mai, par Mohamed OsmanGarabka hubaysan ee Xamaas ayaa soo saaray muuqaal muujinaya nin Israa’iil ah oo kamid ah la’heystayaasha nool oo ay weli… The post Xamaas oo soo deysay muuqaal cusub ee mid kamid ah Israa’iiliyiinta ay qafaasheen appeared first on Horseed Media. -
Dagaal xooggan oo ka socda gobolka Kharkiv ee dalka Ukraine
11 mai, par Hanad AskarDagaal ba’an ayaa Sabtidii ka socday gacan ku haynta tuulooyin badan oo u dhow xudduudda Ruushka, iyadoo militariga Ruushka ay… The post Dagaal xooggan oo ka socda gobolka Kharkiv ee dalka Ukraine appeared first on Horseed Media.