Accueil > Africa > Somalia > Horseed Media
Articles
-
Türkiye is Somalia’s key political, military ally — ambassador
31 mai, par Horseed Staff“Türkiye’s military and civil technical support will not only contribute to Somalia’s stability and economic well-being but also support the… The post Türkiye is Somalia’s key political, military ally — ambassador appeared first on Horseed Media. -
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo lagu helo dambi
31 mai, par Khalid YussufXeerbeegtida New York ayaa Trump ku helay danbi ah inuu been abuuray dukumeenti si uu u qariyo xiriir qarsoodi ah… The post Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo lagu helo dambi appeared first on Horseed Media. -
Slovenia oo aqoonsatay dowladda Falastiin
31 mai, par Hanad AskarXukuumadda Slovenia ayaa Khamiistii shalay ansixisay go’aan ay ku aqoonsanayso dalka madax-bannaan ee Falastiin, sida uu sheegay Ra’iisul wasaare Robert… The post Slovenia oo aqoonsatay dowladda Falastiin appeared first on Horseed Media. -
Duqeymaha Mareykanka & UK ee dalka Yemen oo ay ku dhinteen dad rayid ah
31 mai, par Mohamed OsmanMiliteriga Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa sheegay inay qaadeen duqeymo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen Khamiistii, taasoo qayb ka ah dadaallada… The post Duqeymaha Mareykanka & UK ee dalka Yemen oo ay ku dhinteen dad rayid ah appeared first on Horseed Media. -
Xamaas oo sheegtay in ay diyaar u tahay ‘heshiis’ haddii Israa’iil ay joojiso dagaalka
31 mai, par Abdirisaq ShinoXamaas ayaa Khamiistii shalay u sheegtay dhexdhexaadiyayaasha inaysan ka qayb qaadan doonin wada xaajoodyo dheeraad ah inta uu socdo duulaanka… The post Xamaas oo sheegtay in ay diyaar u tahay ‘heshiis’ haddii Israa’iil ay joojiso dagaalka appeared first on Horseed Media.